Madxaf UNESCO u aqoonsan tahay Dhaxal-Adduun oo Masjid laga dhigayo iyo caro ka dhalatay

Maxkamada ugu sareysa dalka Turkiga ayaa shalay go’aamisay in madxafka caanka ah Hagia Sophia ee kuyaala magaalada Istanbuul sanado badan kadib dib loogu celiyo Masjid uu markii hore ahaa. Gollaha Qaranka oo ah maamulka Maxkamadeed ee ugu sareeya dalka Turkiga ayaa meesha ka saaray go’aan sanadkii 1934-kii soo saareen golaha wasiirada Turkiga oo Hagia Sophia … Continue reading Madxaf UNESCO u aqoonsan tahay Dhaxal-Adduun oo Masjid laga dhigayo iyo caro ka dhalatay